Waragii somalida oo shuruuda wata

in proposals •  last year 

SHARUUD GABDHAHA AQBALAY GUURKEYGA.

Waa iney wax dhaqaaleysiga aad ugu fican tahay.

Halka dollar biilka an u siiyo mallinkii waa in ay quraac iyo Casho deeqsin kartaa waliba hadii ay wax ka soo haraan waa in ay meel noo dhigtaa. Noo Qiyaano😡

Waa in ay aad u karin karto Soor macaan.oo fur fur ah.

Fuustada biyaha ah oo dameerka shubo waa in ay 30 maalin haysaa.

Martida Shaax tumin sonkor ah ka badan waa ineysan u karin.

6.Haben walbo waa iney taano taano igu xisabisaa halka dollar oo bilka ah waxa ay ku soo gaday.

SOO DHAWAAW ABAAYO.

Walaahi Bilaahi Talaahi kama yelayo Biilkaa dhamaaday iyo Wax ku soo dar.

Wax dhaqasho diyaar u ahay soo dhawaaw abayo

1681788696416.jpg

Authors get paid when people like you upvote their post.
If you enjoyed what you read here, create your account today and start earning FREE BLURT!