2001 sawir lagaa qaaday ayaa ka qiimo badan sawir hada iska qaaday waayo waa xasuus iyo isbedelka

in plurtphoto •  2 years ago 

Sawir yaraantaadii lagaa qaaday markaa aragtid waxaad waxaad xasuusanaysaa waqtiga iyo xaalada taagnayd noloshaada ka @plurtphoto
#photography waagaa waxay ahayd 2019 September waxaan ahaa caruur
IMG_20190908_174736.jpg
Markii aan arkay sawirkan waxaan xasuustay wayihii aan yaraa ilaa hada isbelkayga nololeed
Taasi oo aan hada bilaabay hadafna aan yeeshay #life #plurt #hot #treding
IMG_20190908_175326.jpg
Waxaan filayaa inuu sawirdan ay yihiin mid xasuus mudan
IMG_20190908_175408.jpg
IMG_20190908_172250.jpg
@plurt #hot #photography #photos #online
IMG_20190908_175536.jpg

Authors get paid when people like you upvote their post.
If you enjoyed what you read here, create your account today and start earning FREE BLURT!