Waligay hal fikir ayaan lahaa wanka dhabayn

in photography •  2 years ago 

Waligay hal fikir ayaan leeyahay
Waxaad ku dadaashana waad helaysaa
Midheheed hadii aad shan wax ku qasaartid
Tan lixaad ayaan kinini ku noqonaysa
Balse dadaalka ayaa laysku dhaafay
Fikirkaasina waa travell
20230112_172224.jpg
travell waxaan aan jecelahay inaan mar travel noqdo waliba anigoo lacag samaynaya
Sawirada aan taravelka ku qaado ayaan
Barahayga kala duwan lacag uga samayn doona
#photography
@fersonj
20230112_172211.jpg
Waxa kale aad ku rumayn kartaa hadafkaga waa dadaal joogto ah
Marnaba fikirkaagu ma qasaarayo
^blurt^ waxa uuka mid yahay meelaha photography lacag looga hell
#travell
Waxaad lacag ku kasban kartaa dadalkaga
IMG_1295.jpg

Authors get paid when people like you upvote their post.
If you enjoyed what you read here, create your account today and start earning FREE BLURT!