Sawiro aan galay2019 ilaa 2023

in photography •  2 years ago 

Sawiradu waa xasuus maalin kaste inaad sawir iska qaado si sanadaha soo socda uu ay noqdaan xasuus lama ilaawan ah
Sobobtoo ah sawir aad gashay yarantadii ilaa maanta waxa uu ahaan sawir agtaada qiimo qayn ka leh
#blurt.blog
#hot
IMG_0407.jpg
Maalin kaste waxaan iska qaadi jiray sawir kaasi oon xasuus ahaan uhaysto
Waxaan ilaa maanta iska qaada sawiro kuwaasi oon xasuus ahaan uhaysto
IMG_20190825_104328.jpg
Xasuus sawiro ah #1980 dad ayaan arkay sawiradood haysta kuwaasoo ku dhajiyay gidaarka si ay dib ugu xasuustii ay soo maareen sanado badan iyo isbedelka noloshooda soo maray
#1999&1945 @photography
IMG_20190908_175326.jpg

Authors get paid when people like you upvote their post.
If you enjoyed what you read here, create your account today and start earning FREE BLURT!