Photography sawiro qurux badan qaad

in photography •  2 years ago 

Sida sawiro qurux badan
Loo qaado waxay ku xidhantahay
Shaqsiyaada iyo xirfada aad maanta baraty
Kaliya kuma xirna barashadada
IMG_1418.jpg
Sidaa darteed waxaad waxaad noqon karta shaqsi ku xeel dheer sawiro qaadista iyo hagaajintooda
IMG_1415.jpg
👍sidaa darteed waxaad u baahan tahay inaad xirfadan aad baratid maanta si aad ugu shaqaysatid mustaqbalka dhow
Xirafadan kaliya barashadeedu lacag maahan
20230112_172307.jpg

Authors get paid when people like you upvote their post.
If you enjoyed what you read here, create your account today and start earning FREE BLURT!