Maanta waxaan booqanay meelo jawi rooban leh

in photography •  last year 

Meeahani waxay ka mid tahay somalia gaar ahaan borama waxay ku caanka tahay jawi aad aadka u qabay iyo cimilo wanaagsan taasi oo ay dalxiisayashu ku farxaan ama dalxiis ahaan loo tago

  *somalia*

Waxaad ka helaysaa cimilo wanaagsan iyo jawi aad u macaan taasi oo ay dalxiisa yaashu ku faanan ama ay ka helaan melahaas aadka u qabaw iyo maalmo roobana leh @fersonj
20230408_094746.jpg
-waxa- kale oo caanka ku tahayna waxa ka mid ah dhul beeredka aadku uquruxda badan taasi oo loosoo dalxiis tago si maalinla ah
20230408_090915.jpg

Authors get paid when people like you upvote their post.
If you enjoyed what you read here, create your account today and start earning FREE BLURT!