Meelo quruxbadan jawi heer sare ah leh

in blurtography •  last year 

Maalin kale oo qurux badan maanta waxaan booqanay meelo qurux badan leh jawi wanaagsan sxpayaal maanta waxaan ku jirnaa maalmo fasax ah waxaanan aadnay magaalada banaankeeda waxaan halkaa kusoo qaadan doona waxoogaa jawi ah ama nasiimo aha

image

Meelahan waxay ku caanka tahay waa cimilada wanaagsan ama jawiga rooban ama qabow meel dhexaadka kaasi oo leh dabayl qabow
Wow 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
Somalia waxay ku caanka yahay cimilada wanaagsan qabay jawi roobaadka iyo xiliyo aad u wanaagsan aanan kulayl aadka u daran aanan ahayn marka laga reebo dhanka xeebaha oo mararka qaar kulayl daran uu ka jiro

image

Authors get paid when people like you upvote their post.
If you enjoyed what you read here, create your account today and start earning FREE BLURT!