Ku tag dalxiis 🇸🇴 somalia

in blurtography •  last year 

Meeshan waa meelo quruxbadan ku fiican dhanka jawiga iyo dalxiiska waa meelo quruxbadan waxaana loo yimaadaa dalxiiska iyo si nasiimo loogu qaato meelahaas quruxda badan jawina loogu soo qaato

Somalia 🇸🇴 waxay leedahay goobo loo soo dalxiis yimaado oo aad uquruxbadan waxayna leedahay buuro qurux badan waxaana dhulkaa ka mid ah buurta daalo ee ku taala somaliland iyo buurta geedaha da aya ee ku taala awdal gaar ahaan boorama

Sidoo kale waxay leedahay xeebo balaadhan oo teens an aadna u dheer loona dalxiis tago

Waxana ugu caansan xeebta liido iyo xeebta
Bata ladle iyo Secada diin seylac waxayna ku caantahay bada somalia waa dhunaca khayraadka dabiiciga ah

image

image

image

image

Authors get paid when people like you upvote their post.
If you enjoyed what you read here, create your account today and start earning FREE BLURT!