Mudo Afar Sano ah Ayaan Wada Soconay. Xiriirkeena Markii uu Bilowday ayuu Helay Shaqo

in blurtbuzz •  last year 

" Mudo Afar Sano ah Ayaan Wada Soconay. Xiriirkeena Markii uu Bilowday ayuu Helay Shaqo , Habeenkii ayuu Shaqayn Jiray Aniguna Habeenkii oo dhan waa Lasoo jeedi Jiray oo waa usheekayn Jiray , Maalintii oo Kaliya ayaan Seexan Jiray

" Afar sano Kadib Xiriirkeena ayuu Gabar Guursaday Aniguna Kama Xumaanin oo waxaan ku iri igu Labayso ilaahay Afar Buu kuu Baneeyee , Mudo Kadib wuu iguursaday Laakiin Markaan Hal ilmo Udhalay wuu ifuray oo wuu iga Tagay anigoo aad ujecel , ilaa iyo Hadda Jacaylkiisii ayaan la ooyaa "

Waxaa sidaas Tiri Hodon oo ka sheekaynaysa Qisadii ay soo Martay.
https://blurt.buzz/@fersonj
Soosaraha ama soo gudbiyaha sheekada @fersonj
https://blurt.blog/trending

https://blurtwallet.com/~witnesses?highlight=cosmicboy123
Steemit.com https://steemit.com/steemit/@fersonjase/madaxweynaha-jamhuuriyadda-somailand-oo-qasriga-madaxtooyada-kulan-sharafeed-ugu-sameeyey-marwo-edna-aadan-oo-abaalmarin-caalami

https://blurtlatam.intinte.org/@fersonj

https://blurt.blog/trending

1685307346994.jpg

1685307349862.jpg

1685307352692.jpg


Posted from https://blurt.buzz

Authors get paid when people like you upvote their post.
If you enjoyed what you read here, create your account today and start earning FREE BLURT!